Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Tacliinta Sare ee dalka oo ay golaha horkeentay Wasaaradda Waxbarashada XFS.
29 Senator ayaa oo kulanka soo xaadirtay ayaa cod gacan taag ah ku ansixisay cid diiday ma jirto cid ka aamustayna ma jirto.
0 Comments